Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Asckum walalayaal muraad ban leyehee alle dartiis iguso duceeya 😢😢
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kubrakeyo mashllah jazakallah qer
Subax wanagsan dhaman soomaliyey 💝💜💜💜💜💜 manta waan sojedaa iso dhaweeya ree farxiya tawakal jacada subaxa waxbaa 😢iga yabiyey tolow haweenka qaar maxa naxarista ka qaday 2 hablod midna masar tahay midna bagistaan ooshaqala sidan ayaa lola dhaqmay mid naagta guriga leh ayey kajabisay dhalo barafun ayadon uqasdin kadibna waxay kudhufatey dhalada dhobadaa ee lagu rito ubaxtada😢naftu mel majirte way dhimatay kadibna ninki guriga lahaa ayey uyertay wuxu sameyey gabadhi wuu go goyey kadibna casho ayuu uga dhigay yacni casumad balaran ayuu hilibki gabadha kadhigay lakiin yaa ogaa markay dhimatay marabiyada ciyalka bes madaxa iyo 10 farod iyo 10ka lugaha ayaa soharay wuxu is lahaa habee lakiin islanti ayaa baxsatay markay dadki casho ufaristeen walaqabtay dil ayana lagu xukumay alx ama tan pagistan waxay jirta 12 sano waxay sexin jireen habeenki xamanka ama jikada waxayna mushar usiin jireen 25 dollar malin dhaweyd iyado gajo hayso ayey ilmaha kabariday wax ay hesteen lakiin yaa arkay naagti guriga kadibna way qabatay carabka ayey kajartay markay dhimatay waxay geeysay qashinka markasey dowladoda yirahdeen wayna xadey 5 mod kadib ayaa lahelay lakiin bags tan iyo soomaliya waa isku mid walaso dayey hada cidina waxyar ayaa lodhibay😢markaa aduunku waa gabagabo alow cadow hano jabin ❤❤❤❤❤❤❤❤
Ramadan Mubarak ☪️ ❤
Subaxllah Subaxllah ilhwo xaq nawafji amiiin amiiin amiiin yarabi 🤲
mashallah abayo farxiyo Barik Allah fikh
Gabdhaha nuraadka leh o so qorayo isp duceya an u duceyno walalayaal in alle siyo
Walaahay waan la qiirooday zamzam dhibaatada loogaystay maskiin. Waxaan rajayn qaybaha dambe inaad dulmiga iyo dhibka ka baxdid Zamzameey abaayo
Walahi waa qisadii iikulayabka badned ee aan dhagesto subxanalah
Muraad ayaan leeyahy asxabey isoo duceeya 40qof ducadooda wala aqbala
Allaha kusiyo
Amiin ramadaan mubaarik
Inalilah wa ina ileyhi raajicuun Wlh gabar somali ineysan qiiimo laheen hasbunallah
.oo maxa qiimo tiray
Ani madaremoyi in an qimo la an aha mcnto
@@deeqaAli-bx4yb abayo gabar yar 15 jir oo hoos lo egeen maxaa oo maalin kasto nin loo guurinaayo
Subxana Alaah waba musibo ninka dimashidi damcaya Xu aha Damir xuma ale KU qad
Allah Khair kadhigoo
Manta qisadu gabr ila magac bay ku socota
😢😢 axax gabarta dhiib ku dhacay
Gabar qaraabateydaa ayaa sidaa ahaa jirte 4 nin ayaa gursate kii 5 naat hindiya geye wa laqa wey fcntaha hada
Masha Allah ❤
aamiin aamiin yaarabi ❤
Gabdha laf aa ku jirto hada kuhor.maqlay habar kale😢
Wcl sister farxiyo ❤
Alle ayaa naftiisa ka xarimay dulmiga aygo addoomadiisa ah oo tabar daran ayee wax dulminayan waxa rajeyna ciqabte maren ina maqlo
Bisinka samsam dulqad badnida naftu hadey ka socto xitaa waxaso kale loma dulqato ninka isaga tag😢
Subxanalah 😢
Aamiin. Aamiin. Yaarabi qaali
Zamzam ciil wey ka dheraktey😢
Aamiin aamiin
Wcs abaayo 😢😢😢😢😢
Nin doqona puuu Aha kaasu
Wcs Farxiya qurux
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😢😢😢😢😢😢
Nin miyiiy noqotay gabadha maskiin
Farxiya
Habo shekoyinkaga walaca inacsiyey maxa sameya wana raba
Farxiyoy abaayo aad ayaan kugu bhnhy number kagi hore ma shaqeynayo plz midka what's up ka isoo dir
Wsc
𝑊𝑐𝑠 ℎ𝑎𝑤𝑜 𝑞𝑢𝑟𝑢𝑥 𝑟𝑎𝑚𝑎𝑑𝑎𝑎𝑛 𝑚𝑢𝑏𝑎𝑎𝑟𝑖𝑘 𝑗𝑎𝑓𝑖𝑡𝑎𝑎𝑛𝑘𝑎𝑎𝑔𝑎 𝑎𝑎 𝑢𝑥𝑖𝑖𝑠𝑒
Afka hore markay tiri wadnaha icadaday sorry samsam
Waxan aan la yabay qof marka musiibo ku dhacdo wax aduunka dhibto talna 🙄 odhan waa ku aruurna
Acs
Maxa weye dadkaan cawanta hooyaded may dhahdo wr gapadha kalexda yaaap
Gudihi wax ma marayaan alla farxiyooy soonkan hana danbaajinin
Subax allh
Samsam ameey wiil tahay oo alaabta raga kugo anyihiin yes weeykadhacdaa wadamadaan
Amiiiin
DULMIIGA GABDHAHA IYO XAYAWAANKA AYAA DAALKEENA UU DUUMEEY
😢😢😢😢
Oo gabadha maxa hadba nin logu daraya 😢
Gabadh yaarabo hee😢😢😢abyo qasab meshan waye mogido abyo
Thanks 😊 🫂
Laf guri ayaa la dhahaa waalagu dhashaa dadka qaar galin lee waaye lafba ku xiran lama gali karo
Laf guri labo qof qabto ana aqaan lakin wey dhalan nin wa dhaqdan kaliya ilmaha cadi uma dhali karaan wa lagu qala
Gapadha maxa isku dhajiyay pisinka ma kola lagu shupay gapadha
Waxaa laga yabaa markii la gudey malmalkii iyo wixii lagu shubey iney isku dhejiyaan ayaa macquul ah
Waanba yaabanahay walee wixii jira waan ogaanaa